Soomaaliya waxay 2026 gashay marxalad doorasho oo ka duwan kuwii dalka ka dhacay tan iyo burburkii dowladdii dhexe. Dastuurka cusub ee la ansixiyey 2026 iyo isbeddelladii dastuuriga ahaa ee hore…
HAJI
Somalia’s Cabinet has received a report on the country’s National Identity Mark as ministers reviewed security, economic affairs and government performance during their weekly meeting in Mogadishu. The meeting, chaired…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Dib u Eegay kana dooday Aqoonsiga Qaranka, Amniga iyo Dhaqaalaha.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa helay warbixin ku saabsan Aqoonsiga Qaranka (National Identity Mark), iyadoo kulankoodii toddobaadlaha ahaa ay sidoo kale dib u eegis ku sameeyeen xaaladda amniga, dhaqaalaha…
Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka fatahaadaha Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee…
Deniz Demir oo ka hadlay xiriirka Türkiye iyo Soomaaliya inuu ah mid soo jireen ahaa, xoojin doonaan xiriirka guud iyo la-dagaallanka wararka been-abuurka ah.
Deniz Demir, oo ah isku-duwaha Xarunta La-dagaallanka Wararka Been-abuurka (DMM) ee hoos tagta Madaxtooyada Isgaarsiinta Türkiye, ayaa ka hadlay muhiimadda xiriirka istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Türkiye iyo Soomaaliya. Demir…
Somalia’s Path on elections to Universal Suffrage: Navigating Electoral Reforms Amid Political FragmentationSomalia stands at a pivotal juncture in its democratic evolution, striving to transition from its traditional clan-based power-sharing…









