Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Caalamiga ah ee Muslimiinta, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta,…
HAJI
Wasiirka Warfaafinta: Dadka tabiya wararka been-abuurka ah sharciga ayaa la horgeyn doonaa
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiftaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in dadka tabiya ama faafiya wararka been-abuurka ah lala xisaabtami doono, isla markaana sharciga la…
Guddoomiyaha BJFS Mr Jaamac: Warbaahinta Soomaaliya iyo Türkiye waa in ay si dhow u wada shaqeeyaan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku baaqay in hay’adaha warbaahinta iyo ra’yulcaamka Soomaaliya iyo Türkiye ay si dhow u wada shaqeeyaan,…
Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed oo Afgooye Kulan kula Qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka degmada.
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Marwo Sahara Cumaan Axmed, iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, ayaa degmada Afgooye kulan kula qaatay Odayaasha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka ee jaamacadda Umadda soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa lagu qabtay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku baaqay in la xoojiyo wada-shaqeynta hay’adaha ka shaqeeya xuquuqda bulshada kuwooda nugul.
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku boorriyay Guddiga Haweenka, Carruurta iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka iyo Wasaaradda Qoyska…










