Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Marwo Nuura Mustaf Muqtaar, ayaa sheegtay in cilmi-baaristu ay door weyn oo muuqda ka qaadatay horumarka iyo tayada waxbarashada dalka. Marwo…
HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka…
Maamulka Bakool iyo Hay’adaha Samafalka oo isku afgartay in laxoojiyo gargaarka bulshada gobalka.
Maamulka Gobolka Bakool oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka, Mudane Maxamed Axmed Maxamed, iyo Maamulka Degmada Xuddur ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay wakiillada hay’adaha kala duwan ee ka howlgala Gobolka…
Soomaaliya iyo Pakistan oo heshiis ku gaaray xoojinta iskaashiga dijitaalka, aqoonsiga qaranka iyo adeegyada maaliyadeed.
Soomaaliya iyo Pakistan ayaa ku heshiiyay in la sii xoojiyo iskaashiga dhinaca dijitaaleynta iyo tiknoolajiyadda, iyadoo diiradda la saarayo horumarinta nidaamyada aqoonsiga qaranka, adeegyada maaliyadeed, ilaalinta xogta iyo dhismaha awoodda…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Markii Ugu Horreysay Fagaare Ka Soo Muuqday Tan iyo 1-dii Sebtembar, Kormeerayna Ciidamada Gorgor.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoogaga Guutada 21aad ee Gorgor maxay kawada hadlayn? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Khamiistii shalay booqday Xarunta Taliska Qaybta 1aad ee Kumaandooska…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo Meel Mariyay Cutubka 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha.
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Cutubka 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha, kaddib kulan uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan.…










