Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa xusay doorkii Amiirkii hore ee Qadar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, isagoo ku tilmaamay muddadii uu talada dalka hayay inay ahayd…
HAJI
Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciga Dhisaya Hay’adda Qaranka ee Dakhliga Soomaaliya.
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii ansixiyey sharciga lagu dhisayo Hay’adda Qaranka ee Dakhliga (National Revenue Authority), kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ururinta dakhliga gudaha iyo…
Dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib markii kooxda Al-Shabaab ay madaafiic hoobiyeyaal ah ku…
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeysay geerida Alle ha u naxariistee Cusmaan Yuusuf Xasan (Cismaan Bullo), oo ka mid ahaa haldoorka iyo fanaaniintii waaweynaa ee kooxda dhaqanka…
Dowladda Soomaaliya iyo UNOPS oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo howlaha hay’adda Qaramada Midoobay.
Wasiir Abdisalam Dhaay ayaa saxiixay Heshiiska Dalka Martigelinaya (Host Country Agreement) oo ay Soomaaliya la gashay UNOPS, hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan adeegyada mashaariicda. Heshiiskan ayaa si rasmi ah u…
AUSSOM, laamaha amniga soomaaliya iyo Dowladda Koonfur Galbeed oo ka shiray xoojinta amniga deegaannada maamulka.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Isaak Maxamed Isaak (Korsaar), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed. Shirka waxaa ka qeybgalay saraakiil ka…
Guddoomiye Cabduqaadir oo bogaadiyey Justin Davis, kuna soo dhaweeyey mas’uulka cusub ee Safaaradda Mareykanka.
Guddoomiyaha ayaa u mahadceliyay Mudane Justin Davis, Siihayihii Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, kaas oo soo gabagabeeyay waajibaadkiisii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Guddoomiye Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ku bogaadiyay Davis doorkii uu…
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo Afduubka.
Muqdisho, Soomaaliya — Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo tallaabooyinka sharci ee ka…
Speakers Chairman Abduqadir Commends Justin Davis and Welcomes New U.S. Embassy Chargé d’Affaires
MOGADISHU, Somalia — Chairman Abduqadir Mohamed Nur has commended outgoing U.S. Chargé d’Affaires to Somalia, Justin Davis, for his contribution to strengthening relations and cooperation between Somalia and the United…










