Isticmaalka sii kordhaya ee Sirdoonka Macmalka ah (AI) ayaa si weyn u beddelaya habka ay warbaahintu u shaqeyso, gaar ahaan qorista, tafatirka, soo koobidda iyo diyaarinta wararka. Hase yeeshee, horumarkan…
Author
HAJI
Hogaamiye sheekh Aadan Madoobe oo khadka taleefanka kula hadlay madaxweyne xasan sheekh.
written by HAJI
Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Sheekh Aadan Madoobe oo la…
Soomaaliya oo qorshaynaysa habraac cusub oo lagu xaddidayo ajaanibta muuqaallada ka duuba gudaha dalka
written by HAJI
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarinayso habraac cusub oo lagu nidaaminayo ajaanibta iyo hay’adaha ka shaqeeya duubista muuqaallada iyo dalxiiska gudaha dalka. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Cabdifataax Qaasim, ayaa…
Taliska ciidanka xooga soomaaliyeed oo Gaashaanle Sare Axmed Gaashaan u magacaabay Abaanduulaha Qeybta 12-ka Abriil.
written by HAJI
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Cali, oo loo yaqaan Axmed Gaashaan, u magacaabay Abaanduulaha Qeybta 12-ka Abriil ee Ciidanka Dhulka Xoogga…










