Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Ibraahim Maxamed Nuur (Kalay), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay masuuliyiin ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay ee Adeegyada Mashaariicda (UNOPS). Kulanka ayaa diiradda…
HAJI
Taliyaha Qeybta 60-aad oo Baydhabo ku qaabilay Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.
Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Isxaaq Berdaale, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo magaalada…
Wasiirka Warfaafinta oo Guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo qayb ka ah madasha…
Maamulka Koonfur Galbeed oo FAO kala hadashay u-diyaargarowga El Niño iyo ka hortagga fatahaadaha.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin, oo ay weheliyeen Wasiirrada Arrimaha Gargaarka Bani’aadannimada iyo Arrimaha Haweenka ee Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha…
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliyeed 2026-ka.
WAR-SAXAAFADEED kasoo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka…










