Qarax loo adeegsaday Miino la dhigay goob uu ka socday dhismo ayaa ka dhacay Xaafadda Buundo weyn ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaa qaraxaas ka dhashay khasaara isugu jira…
Author
HAJI
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo u yimid kulan sagootin ah. Wasiirku wuxuu uga mahadceliyay Safiirka kaalintii…
Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo ka qeybgalay dib-u-daahfurka Qorshaha Isbeddelka Koonfur Galbeed.
written by HAJI
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo kaga qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee 2026–2031 (STP) oo dib-u-eegis lagu…
Wasaarada waxbarashada soomaaliya oo fursad qaali u soo bandhigtay gabdhaha da’yarta.
written by HAJI
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, iyadoo ka duulaysa dadaallada lagu horumarinayo xirfadaha, hoggaaminta iyo awoodda dhaqaale ee haweenka Soomaaliyeed, waxay ogeysiinaysaa haweenka Soomaaliyeed in la billaabayo Fursad…










