Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheikh Aaden (Dalmar)
Warsan Radio
Wasiir Al-cadaala “DFS waxaay ku dhawaaqday hab cusub oo ay kula dagaalameyso AS”
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…
MW Xasan Sheekh oo soo Bandhigay qorshaha DF ee ka hortagga xaalufinta deegaanka
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga xaalufinta iyo…
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan uu kujiro waqti dagaal, ils amrkaana Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka Shacabka ah ay dagaal kula iraan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WAALLI: Lacagta Uu Kylian Mbappe Ku Qaadanayo Guud Ahaan Heshiiskiisa PSG Oo Aan Abid Hore Ciyaaraha Loogu Arag
Baydhabo-{WMN}-Da’yarka Kylian Mbappe ayaa faahfaahin laga bixiyay dhaqaale ahaan heshiiskii cusbaa ee uu dhawr bilood kahor qalinka ugu duugay kooxdiisa Paris Saint-Germain. Sida ay wararku sheegayaan, heshiiska kaliya saddexda sano…
Magacyada SADDEXDA Weeraryahan Ee Uu Tababaraha Chelsea Ka Doorbidayo Saxeexa Cristiano Ronaldo!!
Baydhabo-{WMN}-Tababaraha kooxda Chelsea ee Graham Potter ayay wararku sheegayaan inuu haysto magacyo saddex weeraryahan ah oo uu ka horreysiinayo saxeexa weeraryahanka Manchester United ee Cristiano Ronaldo. Wargeyska Football London ayaa…










