Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magalada Istanbul waxa uu ku booqday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan…
Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan ee Idaacada Warsan was last modified: October…
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo soo gaba-gabeeyey shaqadiisa…
Soomaaliya oo ka gudubtay wajiga koowaad ee ku biirista Dalladda Bulshada Bariga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha guud ee Dalladda Bulshada Bariga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadlay is rasaaseyntii lagu dilay Xildhibaanadda
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa ka hadlay is rasaaseyntii ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Jigjiga oo ay ku geeriyootay Xildhibaan Jaweeriya Subcis. Madaxwrynaha ayaa qoraal uu…
Baydhowy-{WMN}-Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukunkii dilka toogashada ahaa fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba Rag ah oo ka tirsanaa Kooxda Daacishta Soomaaliya. Ragaan oo…
Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha
Hoos;- Ka dhageyso;-Khasaaraha ka dhashay Dagaal beeleed ka dhacay Degmada Walaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose: Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha was…










