Baydhabo-{WMN}-Dowlada Sweden ayaa Qorsheeneysa inay kordhiso Waqtiga lagu Helayo Lacagta kaalmada ee dheeriga taasi oo Dowlada ugu tala gashay Qoysaska dagan guryaha ee laga kabo kirada. Sababta ugu weyn ee…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga bogandoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Deni oo goordhow furaya Kal-fadhiga 51-aad ee Baarlamanka Puntland
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Waxaa lagu wadaa in goordhow Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal in uu ka furmo Kal-fadhiga 51-aad ee Baarlamanka Puntland, waxaana furi doona Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.…









