Dadka ku dhintay dagaal Beeleedyada ka socda dalka Suudaan oo kordhay written by Warsan Radio 25/10/2022 Wararka ka imaanaya gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dagaal beeleed halkaas ka socda inay ku dhinteen in ka badan 250 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo aad u badani. Dagaal beeleedkan oo beryahanba halkaas ka socday ayaa haatan wararku sheegayaan inuu sii xoogaystay.Hoggaamiyaha milateriga ee dalka Sudan ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka ee ku sugnaa gobolka Blue Nile. Dagaal beeleedkan ayaa salka ku haya muran dhuleed oo u dhexeeya labada dhinac ee qabiilka Hausa iyo shucuubta Berta.Iyada oo xukuumaddu arrintaas la tacaalayso, ayaa haddana dhinaca kale waxaa mucaaradka dalkaasi ay ku baaqeen isu-soo baxyo dalkaas ka qabsooma Dadka ku dhintay dagaal Beeleedyada ka socda dalka Suudaan oo kordhay was last modified: October 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:- Barnaamijka Kulanka Warsan Radio. next post Puntland oo heegan gelisay Ciidamadeeda ku sugan Gobolka Bari You may also like Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/07/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 19/07/2020 NUSOJ mourns the death of a Journalist killed in Mogadishu twin blasts 22/12/2018 Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha 10-Aad Ee Somalia Oo La Shaaciyay 05/05/2022 Madaxweynaha Dowlad goboledka Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Imaaraadka u fadhiya Somalia 13/09/2022 Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo is-casilay 23/02/2023 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/01/2019 AMISOM oo sheegtay inay fashilisay weerar 3 geesood oo Al-Shabaab soo qaaday 17/05/2020 Dowladda Soomaaliya & ATMIS oo ka shiray ka hortagga qaraxyada Al-Shabaab 11/11/2022 Akhriso:- Qoyska reer Boqor oo kula kulmay Qasriga magaalada Riyadh wiilka uu dhalay Khashoggi ee Salah 23/10/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.