Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiibay mid ka mid ah Dhalinyarada ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Maxamed dDeq Cabdullaahi Maxamed…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dintay dagaalkii Magaalada Laas-Caanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka degaanka. Muuse Biixi wuxuu sheegay in uu aad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden ee Soomaaliya Per Lindgärde. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Lindgärde ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal…
Guudlaawe oo kulan la yeeshay Xildhibaanada Soomaalida ee ku jira Barlamaanka Kenya
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magaalad Nairobi kulan kula qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed ee kamid ka ah Baarlamaanka dalka kenya. Madaxweynaha ayaa xusay in si wanaagsan…










