Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Warsan Radio
Al-Kheyraad Hospital Ee Magaalada Baydhabo ayaa bilaaway Wajigii koowaad ee Indha Fiiqista Sanadkaan 2023.
Xarunta daaweynta indhaha Al-Khayraad ee magaalada Baydhabo ayaa bilaawday wijigii koowaad indha fiiqista sanadkaan 2023, Iyadoona ay ka faa”ideysan doonaan Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo iyo gobolada kale ee dalka.…
Sacuudi Carabiya ayaa kusoo biirtay tartanka gadashada kooxda Manchester ee horyaalka Premier League-ga, sida ay tabisay Telegraph, waxaana dalabkan cusub uu noqonayaa kii ugu dambeeyay ee lagu gorgorinayo naadiga United.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay xaalada iyo colaada ka taagan magaalada laascaanood una dhaxeysa ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka, isagoo sheegay inay soo dhaweynayaan ka…
Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka ayaa howlgallo ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Mudug oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Saraakiisha…
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir uga qayb galaya dalka Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika.…










