Hawlgal ay iska kaashadeen ciddamo Maraykan ah iyo Maleeshiyada Syrian Democratic Forces (SDF) Maraykanka Taageero ayaa la sheegay in Hawlgal ku dileen Hoggaamiye Sare oo lagu magacaabo Xama Al-Hosi oo…
Warsan Radio
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo ansixiyay sharciyo muhiim ah. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Fadhiyada Madaxa Bannaan ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ciidanka booliska saldhigga degaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa la sheegay inay dileen Nin katirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo doonayay in uu dilo askari katirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya. War…










