Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay war ku saabsan dagaalka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool, iyaga ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay Xukuumadda Somaliland…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Kenya dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ha’addaha Amniga ee Dawlad goboleeka Galmudug ayaa bandow ka bilaabanaya maqribkii, soconayana illaa salaadda subax ku soo rogay magaalada Xarardheere ee gobolka. Bandowga lagu soo rogay Xarardheere ayaa Mas’uuliyiinta Maamulka…










