Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho ku jooga caasimadda dalka Imaaraadka ee Abu Dhabi waxa uu la kulmay dhigiisa dalkaasi, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiye Aadan Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka dhoofay Muqdisho + ujeedka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Guddoomiye…
Guddiga Maamulka Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed oo u digay Maareeyaha Hay’adda
Guddiga Maamulka Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa faray Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka inuu joojiyo isku dayada lagu burburinayo jiritaanka Hay’adda iyo madax bannaanideeda, isla markaana lagu bedelayo shuruucda iyo qaab…