Wararka imaanaya magaalada laascaanood ayaa sheegaya Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland & Dadka deegaanka uu maanta markale ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo galay maalintii…
Warsan Radio
Tartanka kubada Cagta Degmooyinka gobolka Banaadir oo Si Rasmi ah loo Daahfuray .
Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray tartanka xiisaha badan ee kubada Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Daahfurka Tartankan oo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 21-aad oo ajandihiisu ahaa dhaarinta Xildhibaan Xasan Hurre Ugaas, akhrinta koowaad ee…
Maxay tahay sababta uu u baaqday Kulankii ay yeelana lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka?
Kulankii ay Maanta yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa baaqday, kaas oo Xildhibaannada Maanta uga doodi lahaayeen Ajandayaal dhowr ah. Guddoonka ayaan shaacin sababaha baaqashada, hayeeshee wararka la helay ayaa…
RW Xamse oo Midowga Yuurb kala hadlay adeeg gaarsiinta degaannada lagala wareegay Al-Shabaab
Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms Tiina Intelmann oo ay ka wada hadleen sidii mashaariicda horumaniyeed ee…










