Tartan Aqooneedkii bisha barakakeeysan ee Ramadaan ayaa ka biloowday Idaacadda Warsan, waxaana ka qeeyb qaadanaya 10ka Xaafadood ay ka koobantahay magaalada Baydhabo Tartan aqooneedkii 10 aad ee Bisha barakeeysan ee…
Author
Warsan Radio
Saraakiil Mareykan ah oo Gobolka Hiiraan u tegay dardar gelinta la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Saraakiil ka socota dowladda Mareykanka ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane Taliyaha ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka Maxamed Cismaan Ganeey iyo madax kamid ah…









