Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Author
Warsan Radio
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Ankara-Turkiga, kaas oo geystay khasaaro kala duwan, waxaana ay tacsi u diray dadkii ku dhintay weerarkaas iyo qoysaskooda.“Jamhuuriyadda…
Kadib kulan ay ku yeesheen degaanka Wara-dhumale ee Gobolka Galgaduud, Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka, Wasiiro katirsan Xukuumadda Soomaaliya ,Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya iyo Maamulada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka…









