Waxaa wali la baadigoobayaa laba wiil oo ka mid ah saddex carruur Soomaali ah oo lagu waayay Magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana carruurtan ay da’doodu tahay 12 jir iyo…
Author
Warsan Radio
Wasiir Beyle oo kulamo looga hadlayo Arrimaha deyn cafinta ka wada Sacuudiga
written by Warsan Radio
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan kula yeeshay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya, Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta Islaamka (Islamic Development Bank), Dr. Muhammad Sulaiman Al…
Madaxweyna Koonfurgalbeed Iyo Xildhibaanada Labada Aqal Ee Lagu Doortay Maamulka KGS Oo Maanta Magaalada Baydhabo uga U Furmaya Shir
written by Warsan Radio
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa ka furmaya Shir Wadatashi ah oo u dhexeeya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdcaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Xildhibaanada labada…









