Iyadoo sanadkaan abaar baahsan ku dhufatay dalka oo saameeysay qoysas farabadan oo kunool Gobolada dalka ayaa Hay’adda gargaarka ee Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay inay sare u qaadayso gargaarka Bini’aadantinimo…
Warsan Radio
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Maanta Shahaado Siiyay Xildhibaano Hor Leh
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada bixinta shahaadada Xildhibaanimo oo ay siinayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga…
Aqriso+Dhageyso:-Natiijada TARTAN aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Warsan
Natiijada Tartanaqoonedka bisha Ramadaan ee idaacada Warsan.Caawa waxaa tartamey Xaafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Salaamey B.Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo…
Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedkq Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo dhaq dhaqaaqyo ay ka wadeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidamada…
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii todobaad waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xubnaha ugu horreeyay…










