Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Iska horimaad Ciidamo ka wada tirsan Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmaray Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Dad ayaa waxaa ay kusoo…
Author
Warsan Radio
Axmed Madoobe oo sheegay in deg deg lagu dooran doono kuraasta dhiman ee G/ Gedo
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo marti qaad ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa…










