Ruushka ayaa qorshihiisa dagaal hadda u weeciyay dhanka bari ee dalka Ukraine, halkaasi oo ciidamada Ukraine ay ku wajahayaan dagaal adag oo si weyn loo diyaariyay. Ciidamada Ruushka ayaa dib…
Author
Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa marka hore Ciidamada ugu hambalyeeyay sanad-guuradii 62aad oo ku beegan markii la Aas’aasay oo Maanta ay Ciidamadu u dabaal degayaan.…
Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya sanadguuradii 62-aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Ciidanka Xoogga Dalka ee 1960-kii. Madaxwaynaha ayaa…










