Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay 62 sano guuradii kasoo wareegtay Aas’aaska Ciidanka xoogga dalka ee ka socoto Wasaaradda…
Author
Warsan Radio
Wafdiga Xal Raadinta Ee Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Soo Gaaray Magaalada Baydhabo
written by Warsan Radio
Waxaa Goordhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashiooyinka heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Guddoomiye…










