Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
Author
Warsan Radio
Doorashada kursi ay ku tartamayaan lix Musharax oo Jowhar ka dhaceysa maanta
written by Warsan Radio
Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadada Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa lix Musharax oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#106. Doorashada ayaa dhici doonta maanta sida ay xaqiijiyeen guddiga. Kursigaan waxaa horay ugu…








