Wargeyska The East African ayaa sheegay in Midowga Afrika uu maalmaha soo socda Soomaaliya u magacaabi doono wakiil cusub kadib markii dhowaan dowladda Soomaaliya ceyrisay Francisco Madeira. The East African…
Author
Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka oo kulankii ugu horreeyay yeelanaya
written by Warsan Radio
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee labadiisa kuxigeen ee Baarlamaanka 11aad ayaa la filayaa in Maanta ay Magaalada Muqdisho kuyeeshaan kulankoodii ugu horreeyay. Guddiga oo shalay la magacaabay…
Hoos:- Dhageyso Qeybta 17 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada .B Dhageyso;- Barnaamijka Beeraha ee Qeebta 17aad was last modified:…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed (Dhabancad) iyo Golaha Aqalka…










