Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo dhowr iyo toban daqiiqo kahor ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaasi oo geystay khasaaro dhimasho oo…
Author
Warsan Radio
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaa Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland, iyagoo halkaas…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle Yuusuf, oo ay wehelinayaan gudiyada…










