waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Salaamey A iyo Towfiiq B xaafada…
Muddo lix Cisho ah ayay ku xirnaayeen Xarunta dambi baarista ee Magaalada Hargeysa ku dhawaad 15 Suxufi oo kamid ah Wariyeyaasha Madaxa bannaan ee ka howlgalla Magaalada Hargeysa ee Caasimadda…
Laba dagaal-gale oo Ingiriis ah oo la sheegay in ay ciidamada Ruushku ku qabteen dagaalka Ukraine ayaa kasoo muuqdey muuqaal-baahiyaha qaranka Ruushka iyagga oo codsi u diraya ra’iisal wasaare Boris…