waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Salaamey A iyo Towfiiq B xaafada walba waa la weydiyey 7 su’aalood wadarta guudna ah 14 su’aalood
Salaamey (A)6 dhibcood ayey tartanka caawa ka heshey
Towfiiq (B) 15 dhibcood aye heshey
saasna waxaa caawa tartanka ka harey Salaamey A
Hoos ka dhageyso su’aalaha tartanka iyo jaabahooda oo dhameystiran