Guddoomiyaha Maamulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Maxamed ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigi doonaan ciddii dishay Abwaan badal oo xalay lagu dilay Gudaha degmadaas, isla markaana…
Author
Warsan Radio
Soomaaliya oo ka qeyb gashay furitaanka Shirka Sanad laha ee IMF & Bangiga Adduunka
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Magaalada Washington ee dalka Mareykanka kaga qeyb galay furitaanka Shirka Sanad laha ah oo ay yeesheen Hay’adda lacagta Adduunka…









