Caawa waxaa noo bilaawdey waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Daynuunay A iyo Horseed B xaafada walba waa la weydiyey 7 su’aalood wadarta guudna ah 14 su’aalood
Horseed 6 dhibcood ayey tartanka caawa ka heshey
Daynuunay 14 dhibcood aye heshey
saasna waxaa caawa tartanka ka harey Horseed B
Habeen bambe Insha Allah waxaa tartamaya Isha A iyo bardaale B.
hoos ka dhageyso su’aalaha tartanka iyo jaabahooda oo dhameystiran