Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka Radio Warsan oo caawa u dhaxeeyeey xaafadaha kala Wadair B iyo Cadaada A,xaafad walba waxaa la su’aaley 7 su’aal Wadajir waxey heshey 16 dhibcood…
BAYDHABO :- Guddida hirgelinta doorashada ee heer federal ee Soomaaliya ayaa sheegay inay fasaxeen laba ka mid ah afar kursi oo ay hore u hakiyeen. Guddida doorashada oo shir jaraa’id…
Xafiiska xiriirka Bini’aadan-nimada Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa ka digay in 350,000 caruur ah oo ku nool Soomaaliya ay halis ugu jiraan inay u dhintaan macaluul, taasoo ay sababeen abaaro…
Saaxiibada caalamka* waxay soo dhaweynayaan dhaarinta maanta ee xubnaha dhowaan la doortay ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Soomaaliya. Kaddib muddo ka badan hal sano oo dhammaan hay’adaha Soomaaliyeed…
Caawa waxa Radio Wasran ee Magaalada Baydhabo tartanka cilmiyeedka ka socdey ku tartamey xaafadaha kala ah Boonkay A iyo Horseed B,xaafada walba waxaa la su’aaley 7 su’aal Boonkaay A 7-10…
Ciidamada Nabadsugida qeybtooda Duufaan ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa saacadihii la soo dhaaday ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Howlgalka ayaa lagu baarayay dadka…
Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa laba habeen kadib ka hadlay dhacdo 5 Ruux oo Shacab ahaa lagu dilay oo ka dhacay meel u dhow tuulada Caleen ee Dagmada Shilaabo ee…