Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka masiiriga ah ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaartay Danjiriii Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, oo dalka laga cayriyay kadib markii…
Author
Warsan Radio
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Wasiirradda Maaliyadda ee dalalka Carabta
written by Warsan Radio
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda Carabta oo lagu qebtay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Shirkaan oo labo…
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Somaliland oo madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadalkan ka sheegay kulan ay Ganacsatada…
Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya gabood-fallo ka dhacay gobolka Tigray ee Itoobiya intii ay socdeen dagaalladii u dhexeeyay ciidmada dowladda Itoobiya oo kaashanaay maleeshiyaadka Amxaarada iyo Jabhadda TPLF.…










