Maalinta Biyaha Aduunka oo ku beegan 22 Marso waxaa sanad kasta maanta oo kale laga xusaa aduunka oo dhan. Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta si weyn Looga Xusay…
Warsan Radio
Dhageyso:- Howlgal Ka Dhan Ah oo Ka Bilaaba naayo Degaanada KGS,sidaas Waxaa Yiri Teliyaha Ciidanka KGS,
Taliyaha Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Wuxuu Digniin Adag udiray Askarta Lacagaha Ka Qaada Gawaarida Ka Shaqeysa Magaalada Baydhabo Wuxuu Sheegay iney Jiri Doonaan Howlgalo Askartaas Lagu Baacsanayo. Ibraahim Macalin Kutub,…
Dhageyso+Sawiro: Wasiiro Katirsan KGS Oo Maanta Gaarey Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Bay
Howlgalkan oo ay hogaaminayeen wasiirada hubka dhigista,tababarada maleeshiyadka,maaliyada,gadiidka iyo taliyaasha laamaha amaanka ayaa waxa ay kula dagaalmayeen isbaarooyinka yaala inta dhaxaysa degmooyinka baydhabo iyo Buur-hakaba ee gobalka By. Howlgalka oo…
Dhageyso:-wareysi ku saabsan gudiga howlgalka ka dhanka ah shekh xasan lugbuur.