Maanta ayaa waxaa lasoo bandhigey Qaamuus Afmaay ah , Xaflada Qaamuuska ayaa waxaa kasoo Qayb galey Godoomiyha Jaamacada Jubbada sare ahna Gudoomiye ku xigeenka Golaha Badbaadada KG , waxaa kaloo…
Author
Warsan Radio
Daawo Muqaalka:- Dowlada KGS Oo Maanta Saanad Ciidan Gaarsisey Degmada Bardaale Ee Gobolka Bay
written by Warsan Radio
Mas’uuliyiin ay kamid yihiin wasiirka hubka dhigista, Dhaqan celinta iyo dhaqan tababaradda maleeshiyaadka Xasan Xuseen Maxamed Eelay, iyo Wasiirka warfaafinta iyo Wacy-galinta Bulshadda Xasan Cabdi Maxamed iyo taliyaha Ciidanka Daraawiishta…
Dhageyso:-Madaxweynaha maamulka konfur galbeed shariif xasan sheikh aadan Ayaa Maanta Booqdey xarunya laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee koonfur galbeed
written by Warsan Radio
Kormeerka madaxweynaha maamulka koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan uu manta ku sameeyey xarunya laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee koonfur galbeed waxaa ku wehelinayay taliyaha ciidanka booliiska soomaaliyeed,xildhibaano ka tirsan…
DHAGEYSO: Golaha wasiirada oo markale ka hadlay wax ka qabashada abaaraha dalka ka jira,,
written by Warsan Radio
Shirka golaha Wasiirada ee xukumada faderaalka Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayay Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir, ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin…
