Wasiirka Garsoorka iyo cadaaladda Koonfur galbeed Soomaaliya Xasan Ibraahim Lugbuur iyo dad kale ayaa ku dhintay qarax ka dhacay xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa wararka qaar waxay sheegayaan…
Author
Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Magaalada Baydhabo
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka argagixiso ee maanta lagu dilay Wasiirkii Caddaaladda Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed (AUN) Shiikh Xasan…









