Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan written by Warsan Radio 30/07/2022 Dawladda Itoobiya ayaa kudhawaaqday dilka 3 kamid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Ururka Al Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya.Jen, Tesfaye Ayaleh oo ah madaxa ciidamada difaaca iyo Isku duwanaha Howlaha KMG ah ee Taliska Nabadsugida Itoobiya ayaa kudhawaaqay.1.Fu’ad Mahamed Khalif[Shengole] oo ahaa Madaxa abaabulka iyo Tashkiilinta kooxda Alshabaab, kamid ahaa madaxda sare ee kooxdan, Dawladda Mareykanka ayaa kuraadinaysay Xogtiisa in lakeeno Malaayiin Dollar.2- Abdul Casiis AbuMuscab oo ahaa afhayeenka kooxda Al Shabaab ee dhinaca Howlgalada.3- Cubeda Nuur Ciise oo ahaa masuulkii Alshabaab u qaabilsanaa Abaabulka xuduudka Itoobiya iyo gobalka Bakool.Afhayeenka dhanka howlgalada ee Al-Shabaab, C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada ku hadasha afka Ururka Al Shabaab, ayaa saacado ka hor sheegeen in ciidamada Ethiopia ay ku dileen dagaal shalay dhacay.Kooxda ayaa sidoo kale beenisay in Hogaamiye Sare Fu’aad Shangole lagu dilay dagaaladii maanta ka dhacay Aato, Soomaaliya. Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan was last modified: July 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Magaalada Baydhabo next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho You may also like Madaxweyne Deni oo go’aamiyay qiimaha la iibinayo Buugaagta Manhajka Waxbarashada Puntland 15/08/2022 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/12/2019 Dowladda Somalia oo Hay’adaha Samafalka kala hadashay gurmadka Abaaraha 14/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan. 03/01/2023 Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay 31/10/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/01/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Wrasan 16/08/2023 Qofkii u horreeyay oo madow ah oo loo magacaabay Xoghayaha difaaca Mareykanka 08/12/2020 Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF 08/12/2021 Guddoomiyaha Guddiga FEIT Iyo Wafdi La Socday Oo Goor Dhow Gaaray Kismaayo 17/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.