Laacibka xulka England 21-jiradooda ka tirsan Jordon Ibe ayaa si rasmi ah ugu biiray naadiga Bournemouth wuxuuna soo gaba gabeeyay waayihiisii garoonka Anfield. Jordon Ibe ayaa kooxda Liverpool u saftay 58-kulan…
CIYAARAHA
Lionel Messi Miyuu U Duuli Doonaa Dalka Turkiga Kadib Afgambigii Fashilmay Ee Dalkaasi Ka Dhacay?
Weeraryahanka Barcelona Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu kansalay safarkii uu ku aadi lahaa dalka Turkiga kadib afgambigii fashilmay ee xalay ka dhacay dalkaas. Xidigaan reer Argentina ayaa ku…
Dhageyso:-wareysi Gudoomiya Ku Xigeenka Degmada Xudur Adan Abdi Abaarey Degmada Xudur Gobalka Bakool…
XUDUR–(WSN):- wareysi Gudoomiya Ku Xigeenka Degmada Xudur Adan Abdi Abaarey Degmada Xudur Gobalka Bakool auu wuxu ka war bixiyey dibad bax maanta ka dhacay deegaanka xudur . Hoos Ka Dhageyso…
Xidigii Ay Liverpool Ku Raad Joogtay Jay Rodriguez Oo Kooxdiisa Southampton Heshiis Cusub U Saxiixay
Kooxda Southampton ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay heshiis cusub ka saxiixday weeraryahankeeda tayada wanaagsan Jay Rodriguez. 25-jirkan heshiiska uu qalina ku duugay ayaa ka dhigan inuu garoonka…
Karim Benzema Oo Dagaal Ugu Jira Inuu Taam Unoqdo Kulanka Ay Real Madrid La Ciyaari Doonto Juventus
Gool dhaliyaha xulka qaranka France iyo kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa dagaal ugu jira sidii uu taam ugu noqon lahaa kulanka lugta hore ee Champions Leaque-ga kaas oo…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Badan Ee Tottenham Vs Manchester City Iyo Toure Oo Dhaawac Ku Maqan Iyo Lampard Oo Shaxda City Ku Bilawday
Kooxda Manchester City ayaa White Hart Lane marti ugu ah kooxda Tottenham oo doonaysa inay dib ugu soo laabato tubta guusha kadib markii ay todobaadkii hore barbaro 2:2 ah…
