Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya maanta ka socota magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Kursiga Hop#157 ayaa loo doortay Maxamuud Axmed Aaden Geesood halka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha Qeybta 11 oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo Nafaqada Xoolaha
Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo nafaqada xoolaha waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO oo kaa shaneysa Idaacada Warsan. Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha Qeybta…
Çumar Filish oo sheegay in Ciidamo gaar ah loo sameeyay la dagaalanka Maandooriyaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Fislih) ayaa sheegay in dadka kunool magaalada Muqdisho ay ku dhiban yihiin dhalinyaro isticmaasha waxyaabaha Maanka dooriya, kuwaas oo siweyn…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Gaalkacyo ku qabanaya doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay degaannada Galmudug.…










