Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Serbiya, Nikola Selaković. Wasiir Cabdisaciid ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo la kulmay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya
written by Warsan Radio
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, waxaana uu kala hadlay arimaha doorashooyinka. Kulankaan ayaa ka dhacay xarunta Safaaradda…









