Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan qeybo kamid ah waxaa xalay lagu arkay Ciidamo sheegay inay ka gadoodsan yihiin in Shaqsiyaad gaar ah loo xiro kuraasta Golaha Shacabka ee taalla…
WARARKA MAANTA
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka bilaabatay doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo degaan doorashadoou ay tahay degaannada Maamulka Galmudug. Kursiga Kowaad ee doorashada Maanta…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey. Rooble ayaa Guddiga ka dhageystay warbixin ku saaabsan socdaalkoodii Kismaayo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…