Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyaynaysay haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda hagar la’aanta ah iyo gacansiintooda baaxadda leh ee horumarinta nabadda, xasilloonida siyaasadeed iyo horumarka…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faraax ayaa maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Itoobiya ee Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cabdullaahi Xasan.Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Guud…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…









