Inta la xaqiijiyay Ilaa afar askari ayaa ku dhintay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen markii uu shil galay baabuur kamid ah ciidamadii ilaalada u ahaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada kala…
Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay iney soo qaadaan guddiga qiimeynta
Mas’uuliyiinta ugu sarreeysa Maamulka degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka gedo ayaa guud ahaan Shirkadaha diyaaradaha waxaa ay uga digeen inay degmada keenaan Xubnaha Guddiga qiimeynta Garbahaareey uu u Magacaabay Ra’iisul…
Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhex-Galay Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Ku-Xigeenkiisa
Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa uu soo kala dhex-galay…
Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Dhul La Dhisayo Ku Wareejiyay Dowladda Federaalka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo xubno kale oo ka tirsan Hay’adda. Masuuliyiintan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Diiwaangelinta musharrixiinta kuraas ka mid ah Golaha Shacabka Soomaliya oo Ka Socotoo Magaalada Baydhabo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku diiwaangelinaya musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Guddiga ayaa 4-tii Bishaan…
Shir ka socda Garoonka diyaaradaha Garbahaareey, Gaadiid dagaal & Ciidamo lagu arkayo
Xerada Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leegihiin Garoonka diyaaradaha degmada Garbahaareey ayaa waxaa shir ku yeeshay Saraakiisha Ciidamada AMISOM, kuwa dowladda Soomaaliya & Maamulka degmada. Saraakiisha Ciidamada…










