Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horay Madaxweynaha ayaa golaha la wadaagay natiijada…
WARARKA MAANTA
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 5aad waxaa looga hadlaya Muhiimada ay diiwaan galinta sharciga ahi u leedahay Ganacsatada haweenka ee aan barada lahayn.(ganacsatada yaryar). barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kadib daah-furka Shirweynaha gurmadka Abaaraha, wuxuu Shir-doceed la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland. Madaxweynaha ayaa Ururada Bulshada kala hadlay kaalintooda…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta.…










