Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheikh Adan (Dalmar)
Category
WARARKA MAANTA
IGAD oo Madaxweyne hore u magacowday hoggaamiyaha goob-joogayaasha doorashada Kenya
written by Warsan Radio
Urur-goboleedka IGAD ayaa u magacaabay Dr Mulatu Teshome, madaxweynihii hore ee Itoobiya, inuu hogaamiyo ergada goob-joogayaasha doorashada Kenya ee soo socota. Ergadda uu hoggaaminaayo ninkaan ayaa dhawaan gaari doona Nairobi.…










