Category
WARARKA MAANTA
kulanka Warsan Caawa ay kujiraan wareeysi xasaasi ah yaw ku seegin ee dha geeyso
Ku suu dhawaada Warka Habeen Ee Wrsan Radio Caawa waxaa idin soo gaar siinaysa Shuki Bidhaan 4-11-2016
Kulankan waxaa kasooqaybgalay maamulka degmada , ganacsato, culimaa’udiin iyo qorbajoog lagumartiqaaday kulankasi ay u bilaabaan qaraanka dib loogu dayactirayo wadada burbursanee marta farasmagaalaha Baydhabo dhageeso Qodbagaha .
Dhageeyso Kulan qaaraan loguuruurinayay sidii dib loogu dhisilahaa wadada dhexmarta bartamaha magaaada Baydhabo ayaa manta lagu qabtay Hotell Wegara Guest House eemagaaladaBaydhabo 5-11-2016
written by Warsan Radio
Dhageeyso Kulan qaaraan loguuruurinayay sidii dib loogu dhisilahaa wadada dhexmarta bartamaha magaaada Baydhabo ayaa manta lagu qabtay Hotell Wegara Guest House eemagaaladaBaydhabo 5-11-2016 was last modified: November 5th, 2016 by…
Dhageyso+Warka Caawa Ee Warsanradio Ee Magalada Baydhabo 5/11/2016
Xafladda ayaa ahayd mid ka duwan xafladihii horay loo qaban jiray. Waxay ahayd xaflad lagu shaaicinaya musharaxnimada xilka madaxwaynaha dowlada federaalka soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hada ah madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed soomaaliya. Waxaa kasoo qayb galay xaflada wasiiro ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya,xildhibaano ka tirsan dowlada baarlamaanka federaalka soomaaliya iyo baarlamaankakoofur galbeed soomaaliya,odoyaasha beelaha ,ururada dhalinyarada, hobalada koofur galbeed soomaaliya iyo marti sharaf kale.
Dhageeyso markii ugu horaysay taariikhda xaflad noocan oo kale ay ka dhacdo gudaha magaalada Baydhabo tan iyo taxanaha sooyaalka taariikheed ee dowladnimada Soomaaliya ay bilaabatay qarnigii labaatanaad oo ku began sanadkii 1960kii xiligaasoo soomaalida ay ka qadatay xoriyadeeda dowladihii gumaysiga reer yurub ee ingiriiska iyo talyaaniga. 6-11-2016
written by Warsan Radio
DHAGEYSO:WARKA HABEEN IDAACADA WARSANRADIO 6-11-2016
Waa warbixin kooban oo ku saabsan Xafladii manta oo kadhacday Madaxtooyada KG beed khud badooyinkii aan kasooxulnay ayagoo dhamaan tooda aad o qiima badnaa qeeb kamid ah dha geeyso madax dii ka hadashay 6-11-2016
DHAGEYSO:BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE HABEEN IDAACADA WARSANRADIO 6-11-2016
Keating oo Boosaaso u tagay xalinta Xiisada Gaalkacyo, xabad joojin cusub oo la gaaray
written by Warsan Radio
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay uu ku sugnaa Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada. Socdaalka…
DHAGEYSO:WARKA WARSAN EE HABEEN IDAACADA WARSANRADIO 7-11-2016

