Guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay doorashadii aqalka hoose, isagoo helay codod dhan 45 cod, halka Musharaxii kale ee la tartmayay uu helay C/raxmaan Sheekh Ibraahim…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageeyso Warbixin Dorashadii Aqalka hoose ee Maanta ka Dhacday magaalada Baydhabo 8-11-2016
Dhageeyso Xukun Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ku ridday Askari ka tirsan ciidanka Gaarka Ah ee KG soomaaliya
Dhageeyso Godoomiyaha Gobalka Baay oo Ka Tacsiyadeeynaya Geeridii ku timid Godoomiya ha Buurhakaba Marxuun Maxamed Cabdi Maxamed
Marka la fiiri xubnaha kuraasta shaley iyo manta ku guuleystey inta badan waxaa ay yihiin xildhibaanadii hore oo soo laabanaya,haweenka ayaa si kalsooni leh kuraasta aqalka hoose tartanka uga qeyb qadanaya oo ay kuraasta ku guulesteen ilaa dhowr haween ah. C/asiis xasan maxamed,raabaco sheikh nuunow,Yacquub cali maxamed,cali cabdi cusmaan,samra ibraahin cumar waxay ahaayeen xubnaha xildhibaanada cusub ka mid noqdey ee dowlada la dhisayo.
Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 9/11/2016
Ergada todoba kursi beelahooda ayaa doortay todobo xildhibaan oo ka biiri doonta todobadii shalay la taasoo xildhibaanada xildhibaanada aqalka hoose ka dhigaysa 14 xildhibaan. Doorashadii dhacday manta way ka adkayd tii shalay iyado kuraasta qaar la isla aaday wareeg labaad. Waxaa xusid mudan in xildhibaanada manta la doortay ay ku jiraan xildhibaano cusu oo ka guulaystay xildhibaanadii hore ee waqtigooda dhamaaday. Beelaha reer dumaal , Qoomaal,waanjeel, kaliya ayaa ahaa beelaha dib u doortay xildhibaanadoodii hore . raabacaca Sheekh Nuuroow reer dumaal ah Maxamed Mursal Booroow oo qoomaal ah iyo yacquub oo waanjeel ah ayaa ahaa mudanataasha helay kalsoonida ergadooda , Waa kuwan sedexda mudane oo la hadlaya saxaafadda markii ay guulayst


