Wasiirkii Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa goor dhow looga adkaaday doorashadii Xildhibaannimada Aqalka Hoose ee Koofur Galbeed. Doorasho adag oo maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa waxaa kursiga…
WARARKA MAANTA
Dhageyso Warka Habeenimo oo ubadan Doorashooyinka kasocda Gobalada soomaaliya. Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 10/11/2016
warka-caawa-10-11-2016 Dhageyso Warka Habeenimo oo ubadan Doorashooyinka kasocda Gobalada soomaaliya. Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 10/11/2016 was last modified: November 10th, 2016 by Warsan Radio
Dhageyso Warbixin+fiirsosawiro:Doorashada aqalka hoose BFS oo maanta ka dhacdey magaalada baydhabo ee gobalka bay
Baydhabo-warsanradio-Waxaa maanta la dooratay xildhibaanada todobo kursi ee aqalka hoose baarlamaanka federalka soomaaliya 2016 2020da. Xilddhibaanada aqalka hoose ee manta la doortay kumajirin haween,inkastoo ay fadhiyeen sedex haween ah oo…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa goor dhow ku kulmay magaalada Gaalkacyo, iyadoo kulankooda ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya. Kulankan…
Golaha ammaanka oo waqti kordhin u sameeyay Kooxda la socodka Cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay waqtiga Kooxda Monitoring Group oo dabagasha cunaqabateynta hubka ee saaran dalalka Soomaaliya iyo Eritrea, waxaana la gaarsiiyay ilaa 15 November sanadka 2017. Sidoo…
Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban ki-Moon,ayaa warkqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar,kaas oo uu Madaxweyne Xasan u magacaabay xilkaasi. Yuusuf ayaa soo…








