BAYDHABO (WSR):-Wareysi Anu Layelanay Kurnen.Xasan isaaq Ibraahim Taliyaha Ciidinka Daraawiishta Howlga Gobalka Baay wuxxu ka war bixiyey holwgalka ka socoda gobalka oo dhan gaar ahaan konfur galbeed soomaliya qofkasto qori…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Waraysi Aanu Layeelanay Gudoomiya Kuxigeenka Degmada Xudur Ee Gobalka Bakool..
BAYDHABO–(WSR)–Waraysi Aanu Layeelanay Gudoomiya Kuxigeenka Degmada Xudur Ee Gobalka Bakool Goduumi ku xigeenka ayuu wuxuu sheegay inay dad alshaab aha is ku soo dhiibay ciidanlka konfur galbeed soomaaliya .. wareysigaan…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliyaWarka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta…
War Deg Deg Ah:- Tafatiraha iyo Soo Saaraha Wararka Ee Warbaahinta IdaleNews Xasan Ismaaciil Isaaq oo Ku xiray Ciidamada Booliska Ee Degmada Baydhabo,,,
Baydhabo–(WNN)–Ciidamada Booliska Ee Degmada Baydhabo oo Saacado badan Saldhiga Magaaladaasi Ku Haayeen, Tafatiraha iyo Soo Saaraha Wararka Ee Warbaahinta IdaleNews Xasan Ismaaciil Isaaq, Ka Dib markii uu gaareey Magaalada Baydhabi ee Xarunta…
Dhageyso+ Sawirro:- Xaflad qalinjebin ah oo ay ka Qaybgaleen maamulka gobo!ka iyo kan Degmada Baydhabo 00 ka Dhacday iskuulka AL-Ma’rifa ee Magaalada Baydhabo.
BAYDHABO–(WSR)-Magaalada Baydhaba waxaa lagu qabtay xaflad qalinjebin ah OO ay arday 30 ah kaga qalinjebinaysay dugsiga hoose, Dhexe Sare ee Al-Ma’rifa. Xafladda qalinjebinta ah 00 ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin, waalidiin, arday iyo marti…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu danbeeyey ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliyaWarka Waxaa Soo Saarey Soona Jeedinaya:- bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta…
Dhageyso:-Waraysi aanu la yeelanay Godoomiyaha Degmada diin soor ibraahim shig shigaw,,,
DIINSOOR–(WSR)–Waraysi aanu la yeelanay Godoomiyaha Degmada diin soor ibraahim shig shigaw oo ka hadalay haalada magaalada degmada diinsoor wuxuu tel maamay inay ay jirto dhibaata ay haysata shacabka deegaankaasi wuxuuna…
Dhageyso:-Warbixiin Ay Ka Soo saareen Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta KGS Muxidiin xasan maxamed xusni weriyaal ay ku xireen Ahlus Sunnah wal Jamaah ..
BAYDHABO-(WSR-Warbixiin ay ka soosaareen Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta KGS Muxidiin xasan maxamed xusni weriyaal ay ku xireen Ahlus Sunnah wal Jamaah Gobalka galgaduud ee xaruunta dhuusmareeb Gudoomiyahay ayaa ugu baaqay Ahlus…
