Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya waxaa soo saarey soona jeedinaya shukri ismaaciil axmed ee xaruunta magaalada baydhabo janaay. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Kahadlay Arimaha Ugu Dambeeyay Ee Bobalka Baay..
BAYDHABO–(WSR)–Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Kahadlay Arimaha Ugu dambeeyay ee gobalka baay gudoomiyaha wuxuu Sheegay inay la hormarindoona beeralayda dhamaan gobalada konfur galbeed soomaaliya qalabkasta ay u maaxadaan diyaar ayaan u…
Dhageyso;-Maxamed Cali Ameerika oo ka Hadlay Xafladii Xalay Loogo Qabtay Madaxtooyada M. KMG KGS,,
BAYDHABO–(WSR)-Maxamed Cali Ameerika oo ka Hadlay Xafladii Xalay Loogo Qabtay Madaxtooyada Maamulka Kumeelgaarka ah Konfur Galbeed Soomaaliya oo lago siiyay sha haado sharaf Madaxweynaha Maamulka 3Gobal Koonfur Galbeed Soomaaliya, …
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey Bishishaar xasan maxamed Mr. Hilaal Sheekh Shucaybee xaruunta magaalada baydhabo janaay. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee…
Dhageyso.-Simnaar Socday Laba Maalmood oo Loo Qabtay Wariyaayasha Ayaa Maanta Lago Soo Xiray
BAYDHABO–WSR–Simnaar Socday Laba Maalmood oo Loo Qabtay Wariyaayasha Ayaa Maanta Lago Soo Xiray waziirka war faafinta siminaarkaas waxaa qabatay nosuj iyo xogeeyaha good ee nosuj maxamed ibraahin baakistaan waxaa sooxiraaya…
Dhageyso:-Xiliban Afarale kulan Lagu Shaacinayo xulista Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Baydhabo ka socoday Maanta..
Baydhaba-(WSR)–Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa hadda ka soconaya kulan lagu shaacinayo xulista Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed. munasibaddaasi waxaa goob joog ka ah Madaxweynaha maamulkaasi Koofur Galbeed Shariif Xasan…
Dhageyso:-madaxweynaha Shariif Xasan 30 Cisho Gudahood Waa in lagu soo Dhiso Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya…
Baydhaba-WSR–Maanta waxa uu madaxweynaha maamulka 3gobal Koofur Galbeed soomaaliya , Shariif Xasan Sheekh Aadan, magaalada Baydhabo uga dhawaaqay in ay odayaasha dhaqanka Koofur Glabeed soomaaliya muddo 30 maalin ah kusoo…
